Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

MUSTAFE MARTIN : Waraysi xasaasi ah oo ka hadlaya doorashooyinka qabyaaladda ku salaysan iyo xisbiga Kulmiye.

$
0
0

martinMustafe Martin waa aqoon yahan reer Somaliland ah oo muddooyinkan ku caan baxay ka hadalka dhalliilaha Somaliland, waxana uu faalleeyaa siyaasiyiinta, maamulka, musuqmaasuqa iyo mashaariicda dalka loogu talo galay ee la is daba marayo.

Haddaba maanta waxa uu ka hadlayaa xisbiga Kulmiye iyo Muuse Biixi. Sidoo kale waxa uu ka hadlayaa sida qabyaaladdu saamaynta ugu leedahay doorashooyinka ee ay dadku ugu kala qaybsan yihiin.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images