Awdalpress – Hargeysa – Illaa iyo shalay waxa si is daba joog ah u socda xaflado aan caadi ahayn oo xisbiga Wadani u samaynayo siyaasiyiin mug iyo miisaan leh. Waxana ugu danbeysey xaflad maanta loo sameeyey siyaasiyiintii la baxday Isbahaysiga oo uu hoggaaminayey wasiirkii Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Mohamed Bihi Yonis.
Xafladdiina sidan ayey u dhacday:
Awdalpress




