Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Xafladdii Madaxweyne Siilaan iyo wafidigiisa ay Jaaliyadda Somaliland ee Ingiriisku ku soo dhaweeyeen.

$
0
0

Awdalpress – London – Qudbadda Madaxweyne Siilaanyo uu ka jeediyey xafladdani oo aan fasiraad u baahnayn, isla markaana aad uga geddisnayd qudbadihii hore looga bartay Ahmed Siilaanyo oo aftahannimo u dhashay, ayaa waxa uu xilligan ka akhriyey warqad u egeyd mid loo soo diyaariyey. Bal nala daawada oo hadalka ka danbeeya ee Muse Biixina si fiican u dhuuxa.

Warkii laga soo duubayna sidan ayuu ahaa:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images