Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dr. Mohamed Biixi oo muujiyey xoogga uu Hargeysa ku leeyhay, muxuu ka yidhi xafladdii Wadani?

$
0
0

maxamed-biixi-yoonisAwdalpress – Hargeysa – Waxan idiin sheegayaa in mabaadi’da aan saxeexnay aanu qabyaaladi shaqaynayn, xoog iyo jujuub aan wax lagu xallili karin. Saami qaybsi dhab ah in min gees illaa gees la iska dhex arko. Kulmiye waa innaga naxayaa, marka uu arko rabitaanka shacabka.

Runtii dagaalka ay Mohamed Biixi iyo isbahaysigu ku ballameen waa in ay Wadani soo saaraan, waxa uu hoosta ka xarriiqay in aanay FAR HUNGURI IYO JAHLI ka shaqayn doonin Somaliland.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images