Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Aqoonyahan Abdirashiid Xasan Mataan oo la saftay Amb. Mohamed Ali, xaflad si weyn loogu taageerayeyna ka jeediyey qudbad aan caadi ahayn. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

cabdirashiid-xasan-mataanAwdalpress – Hargeysa – Aqoonyahan Abdirashid Xasan Mataan oo ahaa ex-musharrax Madaxweyne ku xigeenka UCID, dhawaanna markii uu u soo digo rogtay dhinaca xisbiga Wadani la filayey in uu ka mid noqdo musharrixiinta M/xigeenka Wadani, ayaa cod dheer ku sheegay in isaga iyo taageerayaashiida xoogga iyo mugga lihi ay taageersan yihiin Amb. Mohamed Ali oo ka mid ah musharrixiinta wareegga labaad u soo gudbay.

Xafladdan oo ay qabteen cududda ugu weyn ee gobollada galbeedka, ayaa iftiimiyey in ay xisbiga Wadani si dur duura ah u soo saari doonaan.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images