Awdalpress – Hargeysa – Warsaxaafadeedka aad ka daawan doontaan video-gan hoose, ayaan ahayn mid dadkii dhageystay ay ku farxeen, maaddaama tartankii jagada M/xigeenka lagu kala baxay. Ergeda codaysay oo aan ninna qacanta lahayn ayaa u codaysay Amb. Mohamed Ali Aw Abdi. Waxana uu helay codad gaadhaya 581 halka uu Ahmed Muumin Seed helay 44 cod.
Kadibna waxa uu Ahmed Muumin oggolaaday in uu guusha u hambalyeeyo Amb. Mohamed Ali, laakiin markii dibadda loo baxay ayaa Ahmed Muumin Seed uu 360 degree uu dhinaca kale u wareega, isaga oo leh caddaalad darro ayaa la igu muquuniyey iyo hadallo kale.
Halkan ka daawo warsaxaafadeedkiisii:
Awdalpress





