Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Reer Sh. Omer Goth oo tacsi tiiraanyo leh u diraya eheladii Marxuum Amb. Mohamed Sh. Hassan Nuuriye.

$
0
0

INNAA LILLAAHi WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

tacsi-640x320

Dhammaanba reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuun Mohamed Sh. Hassan Nuuriye, oo maanta ku geeriyooday magaalada Borama.

Noolaba waa dhintee, waxa maanta god galay Marxuum Mohamed Sh. Hassan Nuuriye, oo ahaa nin taariikh fiican ka tegey, in badanna u soo shaqeeyey ummadda Somaliyeed. Marxuum Mohamed waxa uu ku geeriyooday magaalada Borama.

Eebbe waxan uga baryeynaa in uu Marxuumka Jannadii ka waraabiyo, eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo.

Aammiim Aaammiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images