Awdalpress – London – Afhayeenkii hore ee dawladda Ahmed Siilaanyo, markii danbena ka mid noqday kooxdii la baxday Isbahaysiga ee ka go’day xisbiga Kulmiye. Immigana ku nool dalka Faransiiska.
Mudane Ahmed Dhuxul ayaa bixiyey waraysi xasaasi ah, oo uu ku kaga hadlayo aragtida uu ka qabo sidii uu shirkii Waddani u qabsoomay iyo siyaasadda ku xeernayd.
Awdalpress





