INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Jaaliyadda reer Awdal ee deggan Imaaraadka Carabtu waxa ay tacsi tiiraanye leh u dirayaan eheladii iyo saxiibbadii iyo dhammaan dadkii aqoonta u lahaa Ambassador Maxamad Sh. Xasan Nuuriye oo maanta oo Salaasa ah taariikhda miilaadugana tahay 25 Oct. 2016 ku geeriyooday magaalada Borama.
Eebbe Jannadii firdowsa ha ka waraabiyo, eheladiisii iyo intii jeclaydna Ilhaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo – Aamiin.
Tacsida waxa diraya:
1. Cumar Ibrahim Kulle (Cumar Dubai)
2. Najeeb Cabdillaahi Ismaaciil
3. Eng. Ahmed Cabdillahi Roble
4. Ahmed Hassan Ibrahim (Ayaanle)
5. Dr. Sacad Xaaji Xirsi Cawaale
6. Bashiir Sheekh Cumar Good
7. Maxamuud Ducaale Daahir
8. Xaaji Cabdillaahi Cali Bahal
9. Maxamuud Xasan Sacad
10. Cabdiraxmaan Cumar Sh. Ibrahim
11. Cabdiraxmaan Xaaji Axmad Miisaan
12. Cumar Axmad Barre
13. Axmad Sheekh Cumar Barkhad
14. Cabdirashiid Ibrahim Kulle
15. Cumar Adam Liibaan
16. Saciid Cabdillaahi Iimaan
17. Ibrahim Mohamed Amin
18. Xasan Jama Abrar
19. Nuux Yusuf Tukaale
20. Maxamuud Ibrahim Faarax
21. Mahdi Aw Xasan Wacays
22. Muuse Aw Xasan Lo’doon
23. Maxamad Ismaaciil Giirre
24. Maxamed Ahmed Obsiiye (Ina Goodir)
25. Yasiin Xoosh
26. Daahir Xasan Lo’doon
27. Daahir Cali Wacays
28. Cumar Dugsiiye
29. Maxamad Faarax Yaabarag
30. Ibrahim Aadan Shiil
31. Xuseen Muuse (Suufi)
32. Geeddi Maxamuud Aqli (Qarni)
33. Axmed Xasan Caynaan
Bashir Sh. Omer Goth
Abu Dhabi ( UAE )






