Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Reer Sh. Hassan Taani oo tacsi tiiraanyo leh u diraya eheladii Marxuum Mohamed Sh. Hassa Nuuriye

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

 

tacsi

Aniga oo ku hadlaya magaca reer Sh. Hassan Tani meel kasta oo ay dunida ka joogaan, waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Amb. Mohamed Sh. Hassan Nuuriye.

 

Waxanan marxuumka Ilaahay uga baryeynaa in uu qabriga u nuuro, Jannadii firdawsana ka waraabiyo, eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo.

 

Aammiin

 

Mohamed Sh. Hassan Taani


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images