Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Kaftanka siyaasadda iyo Cali Xadhaadhe oo maanta ka hadlaya arrimo badan oo uu ka mid yahay shirkii Waddani.

$
0
0

guddi-hooseAwdalpress – London – Weriye Ali Xadhaadhe oo deggen dalka Maraykanka ayaa baryahanba waxa uu soo badhigaa barnaamij uu u bixiyey kaftanka siyaasadda, waxana uu kolba kaftan ama dacaayad ka sameeyaa siyaasadda xiisaha leh ee usbuucaa jira.

 

Maanta waxa uu soo qaatay doorasho ka dhacday Puntland oo baarlamanka maamul goboleedkaasi ku dooranayey xildhibaannada maamulkaa uga qayb galaya aqalka sare ee dawladda Somalia. Sidoo kale waxa uu ku soo qaatay shirkii Waddani iyo guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee Waddani Ahmed Muumin Seed oo ka cadhooday madashii doorashada.

 

Bal nala daawada.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images