Awdalpress – Burco – Dhallinyar magac leh oo ka soo jeedda beesha miisaanka leh ee Sula-Madaw ee Habar Jeclo oo taageeray xisbiga Waddani, waxana ay si adag u difaaceen sharaftooda iyo sharafka hoggaamiyaha Waddani ee Xirsi Ali Xaaji Xasan oo la af lagaadeeyey.
Awdalrpess





