Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Haweenay Kenyan ah oo Budhcad badeed u af duubnayd muddo kana sheekaysay sidii loola dhaqmay. ( Hoos ka dhegeyso )

$
0
0

Loise Njoki, oo Ka Sheekeysay Xaaladaheeda Muddadii La Heystay

Loise Njoki, oo ah haweeney Kenyan ah oo sanadkii 2014-kii ay ka afduubteen gudaha Soomaaliya kooxo burcbad badeed ah, ayaa dhawaantan xurriyaddeeda dib loogu soo celiyay.

Waxay shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho, halkaas oo ay kaga hadashay sidii loola dhaqmay muddadii ay gacanta ugu jirtey kooxihii brucadda ahaa. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa inoo soo koobaya warbixintan.

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images