Awdalpress – London – Waddani wuu dhaqaaqay, ka naxaw nafta waa, nacabkow ku samir, gacalkow ku naax….waydinkaa arkaya in uu Waddani isaga oo aan dawlad ahayn u adeegaya indhoolayaasha. Xirsina bilaash uma ammaanayee, waxa ay dadku ku arkeen ayaan ku arkay.
Waxay Somalidu tidhaa, ‘ Nin rag ahi reerkiisuu eeday….dee iyaga uun baa lugaha jiidi, Riya raac iyo Ina Raage iyo cayaayaankaasi ayuun baa jiidan. Rodana waxan leehay xishoo oo afka isku qabo.
Awdalapress







