Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wafdigii uu hoggaaminayey Musharrax Mohamed Ali Aw Abdi oo si fiican loogu soo dhaweeyey degmada Dilla iyo Degaannada la xidhiidha illaa Borama. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

breaking-newsAwdalpress – Dilla – Wafdigii uu hoggaaminayey Musharraxa M/xigeen Mohamed Ali Aw Abdi, oo goor barqo ah soo gaadhay Degmada Dilla, halkaasi oo uu shacab aad u badan uu kula hadlay. Kadibna waxa ay u soo gudbeen, degaannada u dhexeeya Dilla iyo Boorama. Ugu danbayntiina waxa ay dadka kula hadleen fagaare ku yaalla bariga Borama oo aad ah loo soo buux dhaafiyey.

 

 

Ex-wasiir Faarax Geedlooye oo ah siyaasi miisaankiisa leh, ayaa isna ka badheedhay in uu beelaha Habar Cafaan ugu baaqo in ay taageeraan xisbiga Waddani. Sacab iyo mashxarad ayaana lagu soo dhaweeyey.

 

Dr. Ismail Buubaa, Jirde iyo Xirsi oo dhammaanba ka mid ahaa xubnaha cul culus ee wafdiga ayaa halkaa dadkii kala hadlay.

 

Halkan ka daawo:

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images