Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Shirkii beelweynta Habar Cafaan oo maanta la soo af-meeray iyo qodobbo la isla qaatay.

$
0
0

breakingnews-460x250Awdalpress – London – Dimuqraaddiyadda ka jirta dalka Somaliland ayaa dadka u fasaxaya in ay qabiil, koox iyo xisbiyaba u kala shiraan, waxana mid lagu farxo ah in marar badan saxaafadda laga arko dad wanaag ku tashanaya, si urursan u wada tashana. Oo aan la isku cambaarayn, la isku xaman.

Shirkan qabiilka Habar Cafaan waxa ka soo qayb galay siyaasiyiin isugu jira wasiirro, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale oo dhammaanatoodba xilal ka haya Jamhuuriyadda Somaliland.

Sidaasi daraaddeed, waxa maanta soo gaba gaboobay shir socday laba casho, oo ay qabsadeen beelweynta Habar Cafaan. Waxanay ka tashanayeen danahooda siyaasadeed iyo dhaqan. Shirkaasina waxa uu ugu dhammaaday si fiican.

Halkan ka daawada shirku siduu u dhacay iyo ashkhaasta ka soo qayb gashay.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images