Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Warbixin kooxda QM ee cuna qabataynta hubku ay Somalia iyo Eritrea ka soo saartay.

$
0
0

f14aca19-48e3-4baa-a545-3f3319fa68fc_w987_r1_sKooxda QM ee kormeerka cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa soo saartay warbixin sannadeedka ay labadaasi dal kaga hadasho.

 

Dhinaca Somalia, kooxdu waxey kaga hashay, ammaanka, siyaasadda, Mususqmaasuqa iyo maareynta hantida dadweyne, horumarka dowladda, halista al-Shabaab ee ammaanka, weerarada loo geysto dadka ka shaqeeya gargaarka, lunsashada iyo si xun u maareynta gargaaarka bani aadanimo, xayiraadii dhoofinta dhuxusha ee Qaramada Midoobay ee Somalia, askareynta caruurta, sida ay dowladda Somalia u hirgelisay waajibaadkii ka saarnaa cunaqabateyntii hubka ee laga qafiifiyay, iyo wada shaqeyntii ay kooxdu kala kulantay dhinacyada dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn intii ay kormeerkooda ku jireen sanadkan.

 

Warbixintan waxaa inoo soo koobaya wariyeheenna Maxamed Colaad Xasan.

 

 

VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images