Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trump iyo Clinton oo ku jira saacadihii ugu dambeeyey ololahooda

$
0
0

_92315577_clintontrump

Clinton waxay boqolkiiba 4 dhibcood ka horraysaa Trump

Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa wada saacadihii u dambeeyey isu soo baxyada ololahooda doorashada. Afkaarta dadka laga uruuriyey ayaa muujinaysa in Mrs Clinton ay ninka ay iska soo horjeedaan ee xisbiga Jamhuuriga ku hogaaminayso boqolkiiba 4 dhibcood.

Mr Trump ayaa ugu sheegay taageerayaashiisa Florida in doorashada ay tahay fursaddii ugu dambaysay ee ay ku diidi lahaayeen dabaqad uu ku tilmaamay in musuq uu hareeyey.

 

Isu soo bax ka dhacay magaalada Pittsburgh ayey Mrs Clinton kaga codsatay taageerayaasheeda xisbiga Dimoqaraadiga inay u codeeyaan Ameerika rajadeedu wayn tahay oo loo wada dhan yahay.

 

BBC


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images