Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiir Hadliye oo ka warramay xdhiidhka Somalia iyo Mareykanka Kadib Guushii Trump

$
0
0

hadliye_shirka_

Awdalpress – London – Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa sheegay inuu rajaynayo inaan waxba iska beddelin xiririka Soomaaliya iyo Maraykanka kadib doorashadii Madaxweynaha La-doortya Donald Trump.

Wasiirka ayaa waraysi uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay inaanay dadk Soomaalida ah ee ku nool Maraykanka ah aysan cabsi gelin marka la eego doorashada Donald Trump oo horey weerarro afka ah u gaystay mujtamaca Soomaaliya.

Weriyahaga Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa dooarshada Trump ka waraystay wasiirka.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa sheegay inuu rajaynayo inaan waxba iska beddelin xiririka Soomaaliya iyo Maraykanka kadib doorashadii Madaxweynaha La-doortya Donald Trump.

Wasiirka ayaa waraysi uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay inaanay dadk Soomaalida ah ee ku nool Maraykanka ah aysan cabsi gelin marka la eego doorashada Donald Trump oo horey weerarro afka ah u gaystay mujtamaca Soomaaliya.

Weriyahaga Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa dooarshada Trump ka waraystay wasiirka.

VOA

Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles

Latest Images