Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Musharraxa M/xigeenka Waddani Amb. Mohamed Ali Aw Abdi oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Ingiriiska.

$
0
0

wafdiga-londonMaanta oo ay bisha November ay tahay 12 sannadka 2016, waxa magaalada maddaarka Heathrow si weyn loogu soo dhaweeyey Musharraxa M/xigeenka Waddani Amb. Mohamed Ali Aw Abdi, oo ka soo kicitimay Somaliland.

Amb. Mohamed ayaa intii la doortay socdaalkiisii ugu horreeyey ku yimid dalka Ingiriiska oo uu muddo dheer deggenaa. Waxana ku soo dhaweeyey dadweyne aad u badan, oo ay hormood ka yihiin madaxda xisbiga ee Waddani.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images