Awdalpress – London – Mujaahid Muuse Biixi Abdi oo ah Musharraxa ku loollamaya kursiga Madaxweynaha Mustaqbalka Somaliland ayaa si farxad leh ku qaabilay kooxdii koobka Somaliland ee ciyaartii gobollada qaadday waa Awdale. Waxanu ku boorriyey in ay ku dadaalaan sidii ay sannadka danbena u qaadi lahaayeen.
Halkan ka daawo:
Awdalpress






