Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Maxkamadda ICC oo ka shiraysa hanjabaadyo iyo go’aammo ka soo baxayaan Afrika

$
0
0

Awdalpress – London – Golaha maamulka maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ee xa_92463405_ba363bdb-d095-45e8-9a62-418829525e53runtoodu ku taal dalka Holland,  ayaa shirkoodii sanadlaha ahaa waxay ku leeyihiin magaalada Hague ee dalka Holand,  sida la sheegayana waxa ay kordhaysaa loolanka awoodeed ee ku wajahan go’aannada ka imaanaya Afrika.

Ururadda u doodda xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in kulankan ay uga faa’ideysanayaan sidii dalalka Koonfur Afrika, Burundi iyo Gambia in ay cadaadis ugu saari lahaayeen ka noqoshada go’aankooda ah inay diidan yihiin go’ammadda maxkamadda.

Saddexda waddan ayaa ku doodaya in maxkamaddu ay ka xagliso Afrika, waxaa kale oo jirta dareen tilmaamaya in wadammadda Afrika qaarkood ay ku riixayaan maxkamadda ICC inay wax ka badasho sharcigeedda si loo xaqiijiyo dammaanad ay helaan madaxdda wadamadda iyo saraakiisha sara sare.

BBC


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images