Waa film ay gabadh Somaliyeed kaga sheekaynayso mar ay dalka dib ugu soo noqotay, waxana ay ka filmkan kaga sheekaynaya socdaalkeedii ay Muqadhisha ku tagtay iyo dhibaatada amma wanaagga ay kala kulantay. Filmkan waxa aad daawashadiisa uga helaya carruurta ku barbaartay Maraykan, Canada, England iyo Australia.
Daawasho wanaagsan.





