Awdalpress – London – Guddoomiyaha xisbiga Waddani Muse Biixi isla markaana ah musharraxa jagada Madaxweyne ee xisbigaasi, oo la socda wafdi uu hoggaaminayo oo jooga magaalada Oodweyne. iyaga oo ay ujeeddadoodu tahay u kuur gelidda xaaladda abaareed ee gobollada bariga ka taagan, ayaa waxa qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Muse Biixi Abdi.
Waxana uu hadalkiisii ku bilaabay inta martida ah iyo inta loo martida yahay ee Madaxweynuhu ugu horreeyo……Intaa markii uu yidhi ayaa dadkii is eeg eegeen. Bal sida qudbaddu ahayd aan wada dhegeysanno:
Awdalpress





