INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Musharraxa M/xigeenka xisbiga Waddani Mohamed Ali Aw Abdi oo ku hadlaya magiciisa iyo magaca xisbiga Waddani, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii uu ka baxay Marxuum Ahmed Ali Aden oo maalintii shalay geeriyooday. Waxana uu marxuumka uu Eebbe uga baryayaa inuu Jannadii ka waraabiyo, dembigiisiina uu dhaafo. Eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo.
Aaammiin





