Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Xildhibaan Ahmed Abdillaahi Ali oo deeq raashin ah gaadhsiiyey dadka abaartu keentay magaalada DIlla.

$
0
0

Xildhibaan Ahmed Abdillaahi Ali Xueen oo ka mid ah xildhibaannada Guurtida Somaliland ayaa deeq raashin iyo qalab kale gaadhsiiyey dadka ka soo hayaamay abaarta daran ee bariga kuna soo qaxay magaalada Dilla. Waxana uu xildhibaanku gaadhsiiyey deeq ay soo direen Mudane Hassan Muuse Khalif iyo qoyskiisa oo deggen dalka Ingiriiska.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images