Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

G/ku xigeenkii hore ee Waddani oo colaad hor leh hurinaya, sheegayna in maalintii shirka Waddani uu dibadda uga baxay dhagax lagala daalay.

$
0
0

breaking-newsMudane Seed oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii hore ee Waddani oo ay dabada ka riixayaan xisbiga Kulmiye iyo shakhsiyaad uu hayo nacayb iyo masayr qabiil, ayaa hoosta ka xarriiqay arrin u eg farriin uu u dirayo taageerayaashiisa, si ay dhagxaan iyo rabshado ugala hor yimaaddaan Musharraxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani oo la hadal hayo in uu dhawaan tegi doono magaalada Borama.

Arrintan uu Seed ka dhawaajiyey oo ah tii nooceeda ah ee ugu horreysey ayaa tilmaamaysa in uu xaalkiisii siyaasadeed u baddalay colaad hor leh iyo fawdo uu rabo in uu ka dhex abuuro shacabka. Dadka siyaasadda indha indheeya ee weliba taageerada u hayaana waxa ay leeyihiin, waa qarad in Seed xilligan warsaxaafadeedkiisa kaga warramo, warar noocan ah oo aanu hore u sheegin.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images