Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

SICIID SULUB : Madaxweyne maanta mucaaradkii ayaa kuu tudhaya ee Muxaafid kuu tudhi maayo, waayo inta ay gole ku soo fadhiisiyaan qabyaalad bushada lagu kala qaybinayo wasiirradaadu kuguma dul akhriyeen.

$
0
0

sulubAwdalpress – London – ‘Inta Wasiirradii hayb loo kala sooco, oo weliba kuwii guulwadayaashaada ahaa dibadda lagaga soo tago, shir beeleed colaad lagu hurinayo laguguma dul akhriyeen, taasi waxa ay kuu caddaynaysaa in aan sharaf iyo karaamo midna laguu oggolayn, ummaddii aad Madaxweynaha u ahayd, ee Waddani ka mid ahaana cidlo lagaama dhigeen. Madaxweyne siday wax kaa noqdeen?’ Hadalkaa waxa ku baanay Siciid Sulub oo ka mid ahaa wasiirradii ugu miisaanka cuslaa dawladdii Rayaale.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images