Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Maamul goboleedka Puntland oo hakisay doorashooyinkii Aqalka Hoose ee ka socday Garowe

$
0
0

_92693106_9ac32a03-9024-4a73-8544-f0a35233df1d

Awdalpress – London – Warqad ka soo baxday Madaxtooyada Puntland oo loo diray Guddiga Doorashooyinka ayaa amar lagu faray in howlaha doorashada la hakiyo.

Warqada waxaa ku saxiixanaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland, waxayna Puntland qoraalkan ku sheegtay in aan wax doorasho ah laqabanayn ilaa wax laga qabto qaabka hada loo qaybinayo xubnaha Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi.

Puntland ayaa mar sii horreysay sheegtay inay dooneyso in beelaha Sool iyo Sanaag xubno ka helaan xubnaha Aqalka Sare ee loo quundeeyay Somaliland.

Wararka Dooorashada Soomaaliya 2016

Xarumihii waxbarasho ee Doorashada ka socotay waxaa hada dib uga bilowmatay waxbarashadii oo awal hakad kujirtay.

Majiro wax war ah oo ka soo baxay Guddiga Doorashada Heer Federaal iyo Heer maamul oo la xiriira Go’aanka lagu joojiyay Doorashooyinkii Aqalka Hoose ee Garoowe ka socday.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images