Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Beelaha Maxad Case oo caddeeyey taageeradooda xisbiga Kulmiye, isla markaana caddeeyey in ay beelo kale oo reer Awdal ah gacanta ku hayaan.

$
0
0

hotnewsAwdalpress – Borama – Ma run baa in beelaha Maxad Case ay wada taageeri doonaan xisbiga KULMIYE? U malayn maayo. Waayo, ma hayo wax ii caddaynaya. Odayada masaakiinta ah ee lagu ololaynayaana waxba kama oga waxa ka socda Hargeysa iyo xisbiga ay taageerayaan nooca uu yahay.

 

Haddiise ay Beelaha Maxad Case arrintaa run ka sheegayaan, waxa looga fadhiyaa in ay la yimaaddaan dhaqaalihii iyo awooddii lagu hawl geli lahaa. Sheekada maantu maaha tii shalay, doorashada soo socotaana maaha tii shalay, ee waa tu KA WAAWEYN. Waa la is diiranayaa, galbeed iyo barina waxa ka dhaca waaba loo joogi.

 

Si kastaba ha ahaatee, bal aan wada dhegeysanno odayada ku hadlaya codka Maxad Case:

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images