Awdalpress – Toronto – Taageerayaasha xisbiga Waddani ee magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda oo isugu yimid xaflad ay ku taageerayeen habsami ku socodka hawlaha xisbiga u qabsoomay muddooyinkii ugu danbaysey. Iyaga oo si weyn u soo dhaweeyeen sidii loo agaasimay shirkii Gobolaha Dhexe ee xisbiga ee bishii hore lagu qabtay magaalada Hargeysa iyo go’aannadii ka soo baxay, si gaar ahna waxa ay u hambalyeeyeen hoggaanka cusub ee xisbiga loo doortay iyo Musharrixiinta Madaxweyne iyo M/xigeen ee la doortay.
Xafladdiina sidan ayey u dhacday
Awdalpress






