Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tasi tiiraanyo leh oo ku socota reer Xaashi Abiib.

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

tacsi

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan waxa tacsi tiiraanyo leh ka diraya haldoorka ay magacyadoodu kala yihiin:

 

  1. Mohamed Sh. Hassan Tani
  2. Bashir Sh. Omer Goth
  3. Ibrahmi Aw Ahmed Absiye
  4. Dr. Mohamed Nuh Ali.
  5. DR. Sacad Haji Hirsi
  6. Dr. Omer Ibrahim Hussien
  7. Dr. Nuh Amin Are
  8. Abdillaahi Shoodhe
  9. Sh. Mohamed Hussien Hadi
  10. Prof. Ismail Mumin Aare
  11. Adam Elmi Mohamoud ( Dallacaaye )
  12. Omer Ismail Sh. Muhomed
  13. Abdirahman Omer Sh. Ibrahim
  14. Idiris Maydhane
  15. Mohamed Osman Dhirane.
  16. Hassan Ibrahim Xaaji Khayre
  17. Abdi Barkhad Ismail
  18. Abdisalaan Ahmed Nur ( Ilburo )
  19. Caydiid Xaaji Daahir
  20. Aden Ahmed
  21. Ahmedweli Sh. Omer Goth
  22. Mohamoud Omer Sh. Ibrahim
  23. Ilyas Yusuf Wayrax
  24. Abdirahman Jimcaale
  25. Mohmed Jannaale
  26. Ali Gaas Sugaal
  27. Abdikarim Haji Ibrahim Nur
  28. Ahmed Ibrahim Taani
  29. Hassan Muse Khalif
  30. Saleebaan Dugsiiye
  31. Harawe Sh. Omer Goth
  32. Ahmed Sh. Hassan Tani
  33. Abdirahman Ali Kaahiye

 

Noolaba waa dhintee, dhammaanba dadkaa kor qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Marxuum Xaashi Abiib oo ku geeriyooday daka Canada. Marxuumka oo taariikh dheer ku leh dawladnimadii Somaliyeed, ayaa muddo dheer u soo shaqeeyey dawladihii Somaliyeed ee illaa iyo lixdan kii ka soo talinayey dalkii la odhan jiray Somalia, isaga oo ka mid ahaa mas’uuliyiinta ugu sarraysa dawladahaasi. Muddooyinkii uu dalka Somaliya bur burayna waxa uu degey dalka Canada, halkaasi oo uu maalintii shalay ahayd ku geeriyooday.

 

 

 

Marxuumka Allaha u naxariisto ehelkiisiina Ilaahay samir iyo Iimaan ha ka siiyo.

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images