Awdalpress – London – Waxa dhammaan la ogysiinayaa qurba joogta dalka Ingiriiska iyo nawaaxigiisa ee ka soo jeedda beelaha Makaahiil weyne ( Samarroon ) in uu qabsoomi doono shirweynihii ay beelaahaasi kaga wada tashanayeen danahooda guud.
Waxana la qaban doonaa galabnimada ay taariikhdu tahay 16/12/2016, addresska lagu qaban doonaana waa kani hoosta ku qoran:
Dominion Centre
112 The Green Southall, UB2 4BQ
London.
Awdalpress






