Siyaasiyadda Farxiya Saleebaan oo maanta la soo xidhiidhay shabakadda awdalpress.com, ayaa si aad u adag uga hadashay arrimo xasaasi ah oo daarran, arrimo kala geddisan.
Marwo Farxiya immiga ku nool Yurub, ayaa hore uga mid ahayd ama ka tirsanaan jirtay xisbigii UDUB ee saaxadda siyaasadda ka baxay, xilliganna aad u taageerta xisbiga Waddani, gaar ahaan musharraxa M/xigeenka Waddani.
Halkan ka daawo:
Awdalpress





