Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxda Khaatumo oo ay ciidammada Somaliland mid mid ugaadhsanayaan iyo laba mas’uul oo laga qabtay Laascaanood.

$
0
0

breaking-newsAwdalpress – London – Maalintii shalay ahayd ayaa ciidammada Somaliland ee ku sugan Laascaanood, waxa ay gacanta ku dhigeen, jiilkana u taxaabeen laba nin oo kala ahaa Abdillaahi Isleged oo Khaatumo u qaabilsan Wasiirka Arrimaha daakhilaga iyo nin sheekh ah oo u qaabilsan abaaraha Sh. Abdirahmana Xaaji Mahad.

Warka oo faah faahsan halkan ka daawo.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images