Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Aqoon yahan Haaruun: Dadkii reer Somaliland waxa ay u midoobeen in ay iska qabtaan Kooxda Kulmiye ee wadata gaadhiga jarka ka sii laad laada. ( Daawo )

$
0
0

mhaaruunAwdalpress – London – Aqoonyahan Mohamed Haaruun oo ku hadlaya magaca garabka Jamaal ee xisbiga UCID ayaa mar uu saxaafadda ka warramay wada hadal ay garabkoodu la yeesheen Kulmiye ay ku hongoobeen, waxana uu hoosta ka xarriiqay in su’aashii ugu horreyseyba la isku afgaran waawey, talana ay immiga noqotay in xisbiga ay u guurayaan uu noqon doono WADDANI.

Warka oo dhan halkan ka daawo:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images