Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

WAR DEG AH: Musdanbeedkii garabka Jamaal Ali Hussein oo caddeeyey in ay ku biirayaan xisbiga Waddani. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

breaking-news-01Awdalpress – Hargeysa – War deg deg ah oo immiga na soo gaadhay ayaa sheegaya in garabkii Jamal Ali Hussein uu go’aansaday in ay ku biirayaan xisbiga Waddani. Waxana immiga bilaabmay qoraalkii heshiiska ee garabka Jamal iyo  Maamulka Waddani ay wada saxeexayaan.

Halkan ka daawo warkii oo muuqaal ah:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images