Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Alshabaab Oo Ka Warbixiyay wax ay ku sheegeen ay Ka Fuliyeen Mogdisho Iyo Gobolada Bay Iyo Bakool

$
0
0

taliska1-300x189Awdalpress – Muqdisho – Kooxda xag jirka ah ee ka dagaallanta Somaliya ee la yidhaa Al Shabaab, xilliganna ka sii dhammaanaysa mandiqadda geeska Afrika ayaa ciidammadoodu  faah faahin ka bixiyay wax ay ku sheegeen Howlgallo ay ciidankooda  maalmihii la soo dhaafay ka fulinayeen Gudaha Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Bay iyo Bakool.

Sheekh C/caziiz Abuu Muscab Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa alshabaab oo shir jaraa’id qabtay ayaa faah faahiyay dagaal saacado qaatay oo habeenkii Jimcaha ka dhacay Ceelbarde,dagaal shalay ka dhacay Qansaxdheere iyo weeraro Shabaab eey ku qaadeen saldhigyo ku yaal.Gudaha Magaalada Muqdisho .

Wuxuuna sheegay Abuu Muscab in qasaarooyin kaladuwan eey soo gaarsiiyeen ciidamada ethopia Iyo kuwa doolada Oo eey ku qaadeen weeraro kala duwan  sida uu Hadalka Udhigay Taliska Ururka alshabab Sheekh.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images