Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wariyayaal iyaga oo hadlaya uu qarax ka dhacay garoon kubbadda lagu cayaaro oo ay warka ka dudbinayeen. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Wariyayaasha ugu caansan dalka Turkiga gaar ahaan kuwa ka faalooda Ciyaaraha ayaa ku kala cararay Studiyaha Tv-ga Sportiga ka dib markii uu agtooda ka dhacay Qarax aad u xoogan kaas oo soo daadiyay muraadayaha .

Wariyashaan ayaa xiligii uu Qaraxa dhacayay waxa ay ku sugnaayeen garoonka kooxda Besiktas gaar ahaan qeeybta wareeysiyada . 2 Qarax oo is xig xigay ayaa lagu qaaday afafka hore ee garoonka kooxda Besiktas waxaana weerarkaas lagu dilay 38-Qof oo 30 ka mid ah ay ahaayeen ciidamada Booliiska .

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images