Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Musharraxa M/xigeenka xisbiga Waddani oo difaacay socdaalkii ay ku tegeen Kenya iyo mas’uuilyiinta kale oo la warbixisay socdaalkaasi.

$
0
0

Awdalpress – Hargeysa – Wafdi ballaadhan oo dhawaan socdaal shaqo ku tegey magaalada Nairobi, kana koobanaa xubnaha ugu sarreeya xisbiga Waddani, oo ay ka midyihiin labada Musharrax ee Waddani, hoggaamiyaha xisbiga Waddani iyo xubno sar sare, ayaa maanta dalka Somaliland dib ugu soo laabtay.

 

Waxana ay mid mid uga warbixiyeen socdaalkoodii iyo kulammo ay la soo yeesheen beesha caalamka. Iyaga oo qalo dhaan dhinaca abaaraha dalka ku habsaday gaadhsiiyey dalalka quwadda leh iyo hay’ado caalami ah, oo la dagaallama masiibooyinka.

Hoggaamiyaha xisbiga Waddani oo isna geestiisa si mug leh uga warbixiyey socdaalkoodii, waxa uu yidhi:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images