Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

SAHAMISKA CODADKA DOORASHADA JSL: Ifa-faalaha guusha doorashada xisbiga Waddani oo uu xisbiga Kulmiye sas ka qaaday

$
0
0

 

 

 

 

 

 

 

 

Shaxda ay codka beelaha Somaliland boqolkiiba tira ahaan,  kala siinayaan xisbiyada u tartamaya doorashada sannadka soo socota iyo inta uu xisbi walliba ka helayo beelaha reer Somaliland.

  1. Habar Yonis waxa ay  90% u codayn doontaa Waddani, halka 8% u codayn doonto Kulmiye, 2% na ay u codayn doonaan UCID.
  2. Sacad Muse na waxa uu  45% u coday doonaa Waddani, halka ay 50% u codayn doonaan Kulmiye, 5% na ay u codayn doonaan UCID
  3. Ciida Gale waxa ay uu 50% u codayn doonaa Waddani, halka 20% ay u codayn doonaan  Kulmiye, 30% na ay u codayn doonaan UCID
  4. Arab waxa uu 70% u codayn doonaa Waddani, halka 30% na ay Kulmiye u codayn dooaan, 0% u coday doonaan UCID.
  5. Ciise Muse waxa uu 60% u codayn doonaa Waddani, halka 40% na  ay u codayn doonaan Kulmiye, 0% waxa ay u codayn doonaan UCID.
  6. Habar Jeclo waxa ay  65% u codayn doonaan Waddani, halka xisbiga Kulmiyana ay u codayn doonaan 25%, UCIDna ay u codayn doonaan 10%.
  7. Habar Cafaan waxa ay 55% u codayn doonaan Waddani, halka 25% na u codayn doonaan Kulmiye, 20%na ay UCID u codayn doonaan
  8. Maxad Case waxa ay  30% u codayn doonaan Waddani, halka ay 70% na u codayn doonaan Kulmiye, UCIDna uu helo doono 0%
  9. Jibril Yonis waxa uu 90% u codayn doonaa Waddani, halka 10% ay u codayn doonaan Kulmiye, UCIDna 0%
  10. Reer Nuur waxa ay ka filayaan 100% u codayn doonaan Waddani, halka 0% ay Kulmiye iyo UCID u codayn doonaan
  11. Aden Yonis waxa ay la filayaa 98% u codeeyaan Waddani, halka ay 2% na u codayn doonaan Kulmiye. UCIDna 0%
  12. Makayl dheere waxa la filayaan 95% in ay u codeeyaan Waddani, halka ay 5% u codayn doonaan Kulmiye.
  13. Bahabar Cabdalla waxa la filayaa in ay 90% u codeeyaan Waddani, halka 10 ay u codayn doonaan Kulmiye, UCIDna 0%.
  14. Basannayo, Celi, Ciye iyo Bahabar Xasan waxa la filayaa in ay 99% u codeeyaan Waddani, halka 1% ay u codayn doonaan Kulmiye, UCIDna 0%.

 

Shaxdan oo shabakadda awdalpress ku heshay daraasad, isla markaana  u kuur gashay waaqaca dalkii ka jira, iyada oo hawl wadeennada hawshan soo saaray ay dad badan ay su’aalo ka weydiisay, ayaa waxa u soo baxday in ugu yaraan 65% uu xisbiga Waddani ku badin doono doorashada.

 

Awdalpress

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images