Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Safiirka Ruushka ee Ankara oo la Dilay

$
0
0

Ankara– 19 Dec, 2016–Safiirka Ruushka ee magaalada Ankara, Andrei Karlov ayaa lagu dilay weerar maanta ka dhacay caasimadda dalka Turkiga.

Safiirka oo si si darran loogu dhaawacay weerarka, kadibna loola cararay isbital, ayaa markii dambe ku geeriyooday isbitalka.

Dhowr ka mid ah wakaaladaha wararka ayaa sheegay in weerarka uu dhacay xilli Karlov uu booqanyey xarun lagu qabanayey bandhig farshaxan.

Wakaaladaha wararka Ruushka ayaa sidoo kale sheegay in dhowr qof oo kale lagu dhaawacay weerarka lagu qaaday Andrei Karlov.

VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images