$ 0 0 Awdalpress; Hayada Amoudfoundation ayaa kaalmo raashin ah gaadhsiisay dadka ku dhibaataysan deegaanada maamulka Galmudug ee ay saamaysay Abaarta xoogani.