Awdalpress – Borama – War-saxaafadeed ay soo saareen odayada dhaqanka Makaahiil, ayaa waxa ay soo saareen bayaan cad oo ay ku sheegayaan in Abdirahman Jamac Dhawal laga bilaabo maanta aanu ahayn af-hayeenka amma guddoomiye ku meel gaadh ah ee Qabiilka Gadabuursi.
War-saxaafadeedkii oo muuqaal ahna halkan ka daawada.
Awdalpress





