Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Faarax Abdillaahi Abraar ( Wajeer )

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Dhammaanba reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Faarax Abdillaahi Abraar meel kasta oo ay joogaan, waxana ay Marxuumka Eebbe uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo. Ehelkiisii, qaraabadii iyo asxaabtiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo.

 

Aaammiin

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images