Awdalpress – London – Xaflad si qiimo leh loo agaasimay, oo lagu soo dhaweynayey shacab badan oo ku soo biiray xisbiga Kulmiye, oo ay ka soo qayb galeen xubnaha sar sare ee xisbiga Kulmiye, ayaa si ba’an loogu weeraray xisbiga Kulmiye iyo falalka dhawaanahan lagu beegsaday madaxda iyo taageerayaasha xisbiga Kulmiye.
Awdalpress





