Awdalpress – London – Xildhibaan Ahmed-yaasiin oo ah xildhibaan ka mid ah shakhsiyaadka ugu caansan xildhibaannada reer Somaliland, isla markaana ah shakhsi qiima badan, oo hadalkiisa iyo muuqiisuba dadka deeqay.
Sida lagu yaqaan Xildhibaan Ahmed-yaasiin marka uu mimbarka xaflaha isa soo taago, waxa uu reebaa, hadal xasuus leh iyo qiimo leh. Lagumana xanto in uu ka mid yahay xildhibaannada ku milma siyaasadda iyo cunufka siyaasadda xisbiyada.
Haddaba maanta oo uu ka hadlayey xaflad ilyartu is qabatay, waxa uu yidhi:
Awdalpress





