Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Miisaaniyadda sannadka 2017ka Somaliland oo la Ansixiyey

$
0
0

 

 

 

 

 

 

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa

 

 

 

 

Miisaaniyad-sannadeedka Somaliland oo dhawaan odoroskeeda ay soo saartay wasaaradda Maaliyaddu, ayaa maanta Golaha Wakiilladu ay duuduub ku ansixiyeen.

Fadhigii maanta ee golaha oo ansixinta miisaaniyaddani buuq ka abuurtay, ayaa lagu ansixiyay miisaaniyadda sannadkan oo dhan 362 Milyan oo Dollar.

Qaar ka mid ah xildhibaanada ayaa kasoo horjeestay in miisaaniyadda duuduub lagu ansixiyo, hase yeeshee cod loo qaaday ayaa waxaa batay xildhibaanada ogolaaday in miisaaniyadda la ansixiyo.

VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images