Awdalpress – Hargeysa – Shalay waxa laga qaylyayey BOQOR BAD MADAW. Oo hadal uu usbuucan saxaafadda mariyey lagu xidhay maanta. Laakiin odayadan ayaa caddeeyey fikirkii uu boqorkaasi qabay. Oo maxay yidhaahdeen?
Boqor BAD MADAW muxuu hore u yidhi…..BARIGA BURCO NINKA WAX LA WADAAGAY WAA NIN CARRUUR BARIIS LA WADAAGAY KKKKKK
Awdalpress





