Awdalpress – Norwey – Hoggaanka sare ee xisbiga Waddani oo ay hor kacayaan Musharraxa Madaweynaha ee xisbigaasi Mudane Abdirahman Ciro iyo Musharraxa M/xigeenka Mohamed Ali Aw Abdi, ayaa waxa ay qaaradda Yurub kala kulmeen soo dhaweyn aan nooceeda la arag. Oo Jaaliyadaha reer Somaliland ee dalalkaasi deggeni ay ku soo dhaweeyeen.
Wafdiga oo si miisaaman ula kulmay jaaliyadashaasi ayaa culasyka saaray, in ay abaaraha dalka ka jira sidii wada jir wax looga wada qayb galo.
Xafaladdii ugu danbeysey oo lagu qabtay Norway ayaa sidan u dhacday;
Awdalapress




